Joornaaladan PowerUp waxaa ka buuxa cuntooyin, hawlo, tijaabooyin saynis, wareero iyo waxyaabo kaloo badan. Fiiri cadad kasta si aad u hesho siyaabo xiiso leh oo qoyska oo dhan loogu sameyn karo PowerUp.